Baydhabo: Xukumadda Ra'isul wasaare Nuur Cadde oo ay u bilaabanayso lix bilood oo cusub.
Baydhabo: 01.Sep.2008 (W.M.N) Waxaa baarlamanka Soomaaliya oo maanta kal fadhi ku yeeshay xaruntooda magaalada Baydhabo ay cod aqlabiyad ah ku ogolaadeen in xukumadda ra'isul wasaare Nuur Cadde ay sii shaqayso mudo lix bilood oo kale taasoo xukumaddu ay ka badbaaday mooshin ka dhan ahaa.... 01 Sep 2008
Baydhabo: Tartank aqooneedka bisha Ramadaan oo ee Idaacadda Warsan oo haben dambe ka bilaabmaya Baydhabo.
Baydhabo:31.Aug.2008 (W.M.N) Waxaa habeen dambe haduu All raali ka noqdo ka bilaabmaya magaalada Baydhabo tartan aqooneedka bisha Ramadaan oo lugu qaban doono istuudiyaha idaacadda Warsan ee magaalada Baydhabo, tartankaasoo xafladda furitaankiisa maalinta berito ay ka dhici doonto xarunta idaacadda ee magaalada.... 31 Aug 2008